Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii udanbeeyay duqaynta Israa’iil Ee Koonfurta Lubnaan
    Somalia

    Wararkii udanbeeyay duqaynta Israa’iil Ee Koonfurta Lubnaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Israa’iil,ayaa sheegtay in ay xalay duqeysay 75 bartilmaameed oo Xisbullah, ay leeyihiin oo ku yaalla gobolka Bekaa ee u dhow Suuriya.

    Ciidamada difaaca Israa’iil,ayaa sheegaya in ay sii wadayaan weerarada ka dhanka ah Xisbullah gaar ahaan kuwa ku sugan deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Lubnaan, oo ay ku jirto Tuulada Shuba ee Koonfurta Lubnaan.

    Miltariga Israa’iil waxa ay intaa ku dareen in Waqooyiga Israa’iil, ilaa 45 Gantaal lagu soo ganay.waxa ay sheegeen in qaar ka mid ah Gantaalladaasi la qabtay inta kalena ay ku dhaceen meelo banaan ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.