Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal ka dhacay Deg. Caabudwaaq
    Somalia

    Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal ka dhacay Deg. Caabudwaaq

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 29, 2019Updated:October 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay dagaal beeleed maanta ka dhacay Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud, kaas oo sababay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

    Dagaalka ayaa yimid kadib markii labada maleeshiyo beeleed ay isku qabsadeen dhul ku yaalla banaanka degmada Cabudwaaq gaar ahaan Xaafad lagu Magacaabo Ceel-Gargaar oo ah duleedka Bariga Cabudwaaq, taasi oo sababtay inay wada dagaalamaan..

    Dadka degaanka ayaa sheegay in hal ruux uu ku geeryooday dagaalkan, halka labo kalena ay dhaawacmeen, waxaana goobta uu dagaalku ka dhacay gaaray Ciidanka Booliska iyo Nabad-sugida Maamulka Galmudug, kuwaas oo kala dhex-galay Maleeshiyo beeleedka.

    Wixii Kasoo Kordha Kala Soco Idil News

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.