Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal ka dhacay xaafado kamid ah Muqdisho
    Somalia

    Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal ka dhacay xaafado kamid ah Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 10, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warar dherraad ah ayaa kasoo baxay dagaal xoogan oo xalay ka dhacay xaafaddo ka tirsan Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, kaasi oo u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka.

    Dagaalkaas ayaa waxaa uu xoogiisu ka dhacay xaafadaha Tarabuush iyo Kaawo Gudey ee Degmada Wadajir, wuxuu sigaar ah u dhexmaray Ciidamo ka tirsan Booliska kuwa Milateri ah oo ku sugnaa halkaas.

    Goobjooga ayaa sheegay in dagaalka uu yimid, kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ay howlgal ka bilaabeen xaafadda Tarabuush oo la sheegay in xalay laga tuuray Madaafiic ku dhacday gudaha Xarunta AMISOM ee xalane.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.