Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu dambeeyay ee Duqeymo ka dhacay J/dhexe
    Somalia

    Wararkii ugu dambeeyay ee Duqeymo ka dhacay J/dhexe

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa xalay ka dhacay deegaano ka tirsan Gobalka Jubbada Dhexe ,taas oo la sheegay in lala beegsaday Saldhigyo ay leeyihiin dagaalamayaasha Kooxda  Al-Shabaab.

    Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa sheegay in duqeyntan oo  ka  dhacday Degmada Saakow, lagu dilay Saraakiil ka tirsan Kooxda Al-Shabaab iyo ilaaladooda.

    Xubnaha lagu dilay duqeynta ayaa la sheegay inay ahaayeen Saraakiil muhiim u ah Kooxda Al-Shabaab, wallow aan weli magacooda la helin.

    Diyaaradaha Ciidanka Mareykanka ayaa kordhiyay duqeymaha ay la beegsadaan Saldhigyada ay ku sugan yihiin Saraakiisha Kooxda Al-Shabaab, waxaana todobaadkii lasoo dhaafay la duqeeyay Saldhigyo Kooxda ay ku lee dahay degmooyinka Jilib, Jamaame, Bu’aale iyo deegaano kale, kuwaas oo lagu khaarijiyay Saraakiil iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.