Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu dambeeyay ee Qarax ka dhacay Muqdisho+Sawirro
    Somalia

    Wararkii ugu dambeeyay ee Qarax ka dhacay Muqdisho+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax goor-dhaweyd ka dhacay Isgoyska 14-ka October ee (EX-ZOOBE) ee Magaalada Muqdisho, kaas oo si weyn looga dareemay qeybo kamid ah Magaalada.

    Qaraxan ayaa la xaqiijiyay in lagu xiray gaari nuuca raaxada ah oo yaalay meel aan ka fogeyn Isgoyska ZOOBE oo wadada dhinaceeda ah, waxaana ka maqnaa gaariga xiliga qaraxa lagu xirayay ruuxii lahaa.  

    Inta la xaqiijiyay hal Ruux ayaa ku dhaawacmay Qaraxaas, taas oo aheyd haweney ku sugneyd goob ganacsi oo halkaasi ku tiilay, sidoo kale waxaa gabi ahaanba dab qabsaday gaarigii qaraxa lagu xiray.

    Gaariga markii uu qarxay kadib ayaa dadweynihii halkaasi ku sugnaa waxay gacanta ku dhigeen qofkii gaariga ku xiray walxa qarxa, maadaama ay arkayeen markii uu  gaariga ku xirayey qaraxa waxaana ay ku warejiyeen ciidamada ammaanka

    Intaas kadib ciidamada amaanka oo goobta tagay ayaa risaaseyay dadkii halkaasi ku sugnaa, oo iyagu daminayay gaariga qarxay oo gubanaya, waxayna dadkii shacabka ahaa ku guuleysteen daminta dabkii ka dhashay gaariga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.