Maanta Iran,waxay qaaday weeraro xoog leh,iyadoo bartilmaameedsatay Garoomada,Dekedaha,Saldhigyada iyo goobaha kale ee muhiimka ah…..
1.Waxay garaacday Warshada ugu weyn ee sifaynta Saliida Sacuudiga.
2.Waxay weerartay Safaarada Maraykanka ee Kuweyd,waxaana kaloo soo dhacay Sadex diyaaradaha dagaalka Maraykanka ah.
3.Waxay garaacday Doha,Dubai iyo Abu- dhabi.
4.Waxay garaacday Markab Saliid wada oo Maraykanku leeyahay.
5.Waxay garaacday xarumo gudaha Israa’ iil oo uu ku jiro Xaafiiska Rw.
6.Xisbullaah,ayaa dagaalka kaga soo biirtay dhanka Lubnaan.
Iran Maanta weerar celis xoog leh ayay samaysay.
