Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?
    Somalia

    Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Liiska Saraakiisha Sare ee Iran ee la sheegay in lagu dilay Duqeymaha Mareykanka iyo Israel,ayaa kala ah……..

    1. Aayatullah Cali Khamaney:
      Hogaamiyihii sareeyay ee Iran.
    2. Cali Shamkhani:
      Khabiir iyo hogaamiye sare;
      Xoghayihii Golaha Difaaca.
    3. Maxamed bakboor:
      Talyihii Ciidamada ilaalada Kacaanka IRGC.
    4. Amir Nasirsadeh:
      Wasiirkii Difaaca.
    5. Maxamrd Shirasi:
      Taliyaha Guud ee Ciidanka Xoogga Iran.
    6. Saalax Asadi :
      Sarkaal sare oo sirdoon iyo madaxii sirdoonka taliska deg-dega ah.
    7. Xuseyn Jabal Amelyan:
      Madaxii SPND (cilmi baarista nukliyeerka).
    8. Resa Mosaffari-Niya:
      Madaxii hore ee SPND (barnaamijka nukliyeerka).

    Sida muuqata 90% Madaxdii sare ee Kacaanka Iran ee bartilmaameedka u ahaa Maraykanka iyo Israa’iil,waa la khaarajiyay.

    Sida xoguhu sheegayaan,waxay ubadan tahay in lagu helay Guri ku yaal Wadnaha Caasimada Tehran oo ay ku shirayeen Shalay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    September 2, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.