Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay doorashada Duqa Minneapolis?
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay doorashada Duqa Minneapolis?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Natiijada wareega 1-Aad ee doorashada Duqa Magaalada MINNEAPOLIS,,ayaa la shaaciyay,waxaana ku horeeya Duqa xilka hada haya ee Jacob,halka Faatax uu ka hooseeyo 10%.

    Waxaa loo gudbay wareega Labaad maadaama uu musharaxna keeni waayay Codad gaaraya 51%.

    Fursada ugu weyn ee uu filayo Faatax,waa in Codadka dadka isbadal doonka ah ee musharaxiintoodu hareen ay soo adaaan dhankiisa.

    Waraaqda waxaa ku qoran marka aad codaynayso musharaxa koowaad iyo kan Labaad iyo kan Sadexaad ee aad codkaaga siinaysid.

    Waxaana saas loo sameeyay hadii doorashada 51/% kiiba wareega koowaad cidi heli waydo in gadaal loogu laabto waraaqihii laguna kala saaro Labada musharax ee wareegii koowaad ugu codka badnaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.