- Waxaa hawlgalka kusoo biiray Markabka G.W.Bush ee diyaaradaha xanbaara.
- Imaaraadku,wuxuu joojiyay dhamaan hantidii Iran ee Wadankiisa taalay.
- Sacuudiyiintu,waxay ka hor tageen Afar Drons oo ay soo tuureen Wadaada xagjiriinta ah.
4.Garoonka diyaaradaha Dubai,waxaa kusoo dhacday Drons.
5.Israa’iil,waxay garaacday 500 oo bartilmaameed oo Xisbullaah ah.
6.Waxaa kaloo la garaacay Xaruntii Wadaadkii sare ee la dilay markale.
- Wadaadu,waxay Gantaalo kusoo rideen Talaabiib.
- Todobaadkii hawlgalku socday,waxaa la bartilmaameedsaday 3000 oo Goobood oo Wadaada muhiim u ahaa.
9.Israa’iil,waxay ku wayday hawlgalka mudada Todobaadka ah 11-Qof.
- Maraykanku,wuxuu ku waayay hawlgalka mudada Todobaadka ah 6-Askari.
Todobaadkii uu socday hawlgalka Drons-ka ay soo tuureen Wadaada xagjiriinta ah,ayaa kala ah…….
1.Imaaraadka 1138
- Kuwayd 562.
3.Baxrayn 166.
4.Qatar 153.
5.Israa’iil 131. - Jordan 49.
7.Sacudi Carabiya 19.
8.Cumaan 8. - Cyprus 5.
90 % Drons-kan,waa laga hor tagay.
