Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha caalamka oo dhabarka ujeedisay waxkabadalka Dastuurka Ee Xasan
    Somalia

    Beesha caalamka oo dhabarka ujeedisay waxkabadalka Dastuurka Ee Xasan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Majiro Hal Wadan oo soo dhaweeyay waxkabadalka sharcidarada ah ee uu ku sameeyay Cutubka 5-Aad Dastuurka.

    Sidoo kale majirto hal Urur oo caalamiya oo aqoonsaday in Dastuurkii Somaliya la qabyo tiray.

    Ilaa iyo hada,wuxuu u saxiixi waayay Xasan Dastuurka waxkabadalka sharcidarada ah ee uu ku samayastay,waa Ishaafalataysi oo wuxuu eegayay sida aduunku uga falceliyo.

    Ishaafalataysigii uu samaynayay,waxaa uga soo baxay niyad jab,waxayna BC xog ogaal ka tahay Sadex arimood oo kala ah….

    1. In aan loo dhamayn waxkabadalka uu ku sameeyay Xasan Cutubka 5-Aad ee Dastuurka.
    2. In sida loo meel mariyay aysan sax ahayn oo kooramku uusan buuxin.
    3. In ujeedada Xasan ay tahay mudo kororsi uu ka dhex raadinayo waxkabadalka Dastuurka.

    Dastuurka Fadaraalka markii la meelmariyay,waxaa markhaati ka ahaa oo fadhiyay BC oo idil.

    Si la mid ah Datuurka Kenya markii la meel mariyay,waxaa goobjoog ka ahaa Beesha caalamka.

    Xasan hal ujeedo,ayuu leeyahay,waana mudo kororsi Sanad ah oo haday umartana uu ku dhiiranayo haday usocon waydana ka tanaasulayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.