Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Sudan
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Sudan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 26, 2023Updated:April 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay umuuqataa Xabad joojintii uu shaaciyay Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka in ay fashilmayso kadib weeraro dhacay.

    Rasaas iyo qaraxyo,ayaa xalay laga maqlayey magaalada Omdurman, halkaasi oo ciidamada ay adeegsadeen diyaarado aan duuliye lahayn si ay u beegsadaan Aagagga Dacmu Sariic.

    Militariga,ayaa sidoo kale drone u adeegsaday si ay dagaalyahannada uga celiyaan goob saliidda lagu sifeeyo oo ku taalla Bahri, oo ah magaalada Saddexaad ee ku teedsan webiga Nile.

    Cuntadii,Korontadii iyo Biyihii,ayaa kusii yaraanaya Dalkaas.

    Geerida Dadka dagaalladu galaafteen,ayaa caga-cagaynaysa 459-Qof,halka dhaawacu gaarayo 4000-Qof.

    Milleterigu way ka awood badan yihiin Maleeshiyaadka RSF,waxayse dhexgaleen Xaafadaha Shacabka,Isbitaalada iyo Iskuulada.

    Ciidanka Milleteriga,ayay culays ku noqotay garaacista goobahaas ay gabaadka ka dhigteen RSF,maadaama iyaga ay saaran tahay masuuliyada oo qaylada Shacabka iyo cadaadiska caalamku taabanayo.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.