Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee khasaaraha ka dhacay saldhiga Ceel la helay
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee khasaaraha ka dhacay saldhiga Ceel la helay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Argagixisada,ayaa soo bandhigtay Maydadkii iyo Gaadiidkii dagaalka ee ay ku qabsadeen Saldhigii Ceel-la helay.

    Sida ay xaqiijinayaan Ilo Madax banaan Ciidamo lagu qiyaasay 70- 400,ayay argaguxisadu ku laysay Saldhigaas.

    Sidoo kale,waxaa tiradaas dhimatay ku jira Macawisley Dowladu soo abaabushay oo ubadan Beesha Duduble.

    Waxaa aad loo dhaliilayaa Maleeshiyo Macawisley ah kana soo jeeda Beesha HG oo intaan argagixisadu soo weerarin Saldhiga,iskaga baxay.

    Kala shaki weyn,ayaa jira oo dhanka Maleeshiyaadka Beelaha,Ciidanka DFS iyo kuwa Galmudug ah.

    Waxaad moodaa argagixisadu in ay xooga saarayso sidii dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ah iyo Jidgooyo ay dagaalkooda ugu ubadalai lahaayeen,waana mida keenaysa in Ciidanku fariisimahoodi ku nabadgali waayeen halkii ay iyagu weerar ahaan lahaayeen oo iyaga weerar lagu yahay.

    Jibril Qoobey

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.