Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee khasaaraha kasoo gaaray Ciidamada SL dagaalkii saakay
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee khasaaraha kasoo gaaray Ciidamada SL dagaalkii saakay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cagta,waxaa lamariyay Guutadii 18-Aad ee Ciidanka Somaliland,waxaana watay Nin layiraahdo Baashe Fanax oo Beesha Arab kasoo jeeda.

    Waxaa Magaalada Oog lageeyay 120-Askari oo dhimasha ah,sida layga xaqiijiyay Xarun Caafimaad oo Magaalladaas ku taal.

    Waxaa kaloo jira Ciidan badan oo Somaliland ah oo Geeri iyo Nolol lagu waayay,sida uu ii xaqiijiyay sarkaal ku sugan Oog.

    Sidoo kale Sadex Nin oo dhaawac ah oo kasoo jeeda Beesha Habarjeclo oo Laba Reer Yoonis kasii tahay Midna Jifida Biciido,ayaa Ciidanka Xaqudirirka ee Degmada Kalabayr ay Gacanta ku hayaan,siday ii xaqiijiyeen.

    Guutada 18-Aad ee jabtay waa midii laga soo qaaday Galbeed ee lagu soo xoojiyay Mahad Canbaashe.

    Galinkii danbe ee Maanta,waxaa galay dagaalka oo iyaduna aad u dhimatay jug culusna ay gaartay Guuto Ciidanka Koofiyad Casta loo yaqaan oo Nin Habaryoonis ah oo Cali Siciid kasii ah uu wato.

    Taliyihii Ciidanka loo yaqaan 99-Aad ee Somaliland Axmed Xaashi oo kasoo jeeda Beesha Habar-yoonis,Reer Weyd,ayaa isaguna dhaawac culus kasoo gaaray dagaalka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.