Waxaa lawada hadlayay mudo Laba saac ah.
Lama kala boodin oo jawi isfahan,ayaa jiray.
Deni iyo Sh.Shariif,waxay miiska keeneenโฆ.
- Hanaan doorasho dadban.
- In ay ku qabsoonta 90-Cisho gudaheed.
- Mudada doorasahadu socoto,wixii Dowladnimo ah in laga wada socdo.
Xasan,wuxuu miiska keenayโฆ.
- Doorashada uu wado in lasii wado oo lawada dhamaystiro.
- Mudada ay ku qabsoomayso in laga badiyo 90-ka Cisho.
- Shaqada Dowladnimo siday noqonayso in ay si gaar ah uga wada hadlaan Somalida oo kaliya.
Berri,ayaa dib loo balamay.
