Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Rasaasta Caawa ka dhacday Burco
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Rasaasta Caawa ka dhacday Burco

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada RRU,ayaa kala cayriyay Dhalinyaro Hub ku urursanayey Xaafad ka mid ah Magaalada Burco.

    Qaar waa la qabtay,isla markaana qaar way baxsadeen,sida wararku sheegayaan.

    Beri ama Saadanbe,ayaa Golaha Guurtidu aqbalayaan soo celinta Madaxweynaha ee Xeerka Doorashada,kadibna,waxay galayaan 3-Bilood oo fasax ah,sidaana,waxaa ku baaqan doonta Doorashadii 2024 loo madlanaa.

    Cidamada RRU iyo Booliska caadiga ah,ayaa heegan la galiyey,si gaar ah Magaalooyinka Burco,Ceeri-gaabo iyo Xaafada Koonfureed ee Hargaysa.

    Sidoo kale Ciidan Beeleed Habarjeclo,ayay Dowladu qaramaysay,waxaana is afgaradka gaaray Caaqilo Beeshaas ah iyo MW Muuse Biixi.

    Waxaa muuqata in Muuse uusan wax weyn iskaga tirinayn Mucaaradka oo qayb ka mid ah ay isagaba la socoto sida Faysal Cali Waraabe.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.