Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay saadaasha Tartanka Madaxweynaha Puntland
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay saadaasha Tartanka Madaxweynaha Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    44-Cod Wareega 1-Aad waa macquul aad usareeya in uu Deni ku guulaysto Doorashada.

    Wareega 1-Aad,waxaa Caawa Garowe looga doodayaa in uu Deni heli doono waxa ku Laba jibaaran,isku darka waxa ay helaan Musharaxiinta oo idil.

    Tartamaha ugu soo dhow,waa Xasan Shire oo hoos uga dhacay sadaashii hore ee ahayd 15-kii Cod.

    Majiro Musharax bixiyay Dhaqaale ilaa iyo hada.

    Sidoo kale,waxaa ka jira dhaqaale yari laga dareemayo Garowe,iyadoo Musharaxiinta Deni kasoo horjeeda oo laga taageerayo Xamar aysan soo gaarin ballanqaadyadii dhaqaale,waxaana loo tirinayaa in Villa-du aamintay guusha Deni ee xooga badan.

    80% Xildhibaanadu,waxay qabaan in tartanku udhaxeeyo PL masiirkeeda iyo danaysiga Damjadiid+Daljir.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.