Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Shirka Baydhabo Ee Madasha Bartamaha iyo Koonfurta Dalka
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Shirka Baydhabo Ee Madasha Bartamaha iyo Koonfurta Dalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qodobkii Doorashooyinka dib,ayaa looga soo daray Shirka Baydhabo.

    Si guud,waxaa laga xaajoonayaa Sadexdii Qodob ee kala ahaa..

    1.Doorashooyinka.
    2.Amaanka.
    3.Midaynta Canshuuraha.

    Qodobadan waxay qayb ka yihiin dhamaystirka Dastuurka,balse waa la farataysanayaa.

    Doorashooyinka in la mideeyo,waxaa ka horeeya in uu jiro Dastuur qeexaya oo rasmi ah.

    Amaanka,waxaa la rabaa in ay jirto siyaasad amni oo Dalka midaysa,waana in Dastuurku dhamaystirmaa.

    Canshuuraha in la mideeyo,waxaa ka horeeya in Dastuurka la qabyo tiro.

    Dastuurka qabya tirkiisana waxay ku xiran tahay in Somaliland xaalkeeda meel la saaro.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.