Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay weerarka Ciidamada PL ku qaadeen Baallade
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay weerarka Ciidamada PL ku qaadeen Baallade

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 6, 2025Updated:June 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba,ayaa ka shahiiday Ciidanka Difaaca Puntland,waxayna Gacanta ku dhigeen Goobtii argagixisadu ku sugnayd ee Godka Sadow ee Baallade.

    Dhaawaca Askarta PL soo gaaray,waa Lix uu ku jito Talye Raage Ciiro oo dhaawiciidu fudud yahay.

    Argagixisada,waxaa laga dilay 19-Xubnood.

    Goobta lagu diriray,waa gudaha Baallade oo Ciidanku ku dhaqaaqay.

    Sida muuqata Ciidanka Difaaca Puntland,waxay Lug ku geli doonaan Bosaso siday ubaacsanayaan Argagixisada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    September 24, 2025

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    September 24, 2025

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    September 24, 2025
    Latest Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Jeneral Qalyare oo qarax Miino ku Geeriyooday

    Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Galkacyo oo la magacaabay

    Waynaynta Maalinta Nabada oo Puntland laga….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.