Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay weerarka Mucaaradka Asad Ee Siiriya
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay weerarka Mucaaradka Asad Ee Siiriya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Mucaaradka Siiriya in ay gudaha ugaleen Caasimada Dimishiq oo ay la wareegeen Kayntaroolka Koonfureed ayay Wararku sheegayaan.

    Haday dhab noqoto,waxaa halkaas kusoo gaba gaboobay Xukunkii reer Xaafidul Asad iyo Taliskii Qoyska Calaawiyiinta laga tirada badan yahay ee Shiicada.

    Ciidanka Mucaaradka Suniga Carabta ah oo aad utira badan kuna qalabaysan nooc kasta oo saanada Ciidan ah,ayaa Hujuumka hormuud u ah.

    Sidoo kale Jamhada Kurdida ee Bariga Siiriya oo ka kooban Ciidan xoog leh oo Maraykanku taageero,ayaa iyaguna qayb ka ah Ciidanka Mucaaradka.

    Waxaa kaloo jira dhawr Jamhadood oo Carab ah oo qiyaastii gaaraya 5000 ilaa 10.000 oo dagaal yahan,ayaa Qayb ka ah Hawlgalka ah.

    Sida Wararku sheegayaan Bishaar si nabadgalyo ah,ayuu bari uga baxayaa Caasimada wuxuuna magan galyo siyaasadeed ka helay Dalka Ruushka,halkaas oo Maalintii Arbacada ahayd Qoyskiisu gaaray.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.