Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay weerarkii iyo isqarxinta Beledweyne
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay weerarkii iyo isqarxinta Beledweyne

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan Lix Qof, oo ay ku jiraan Laba Nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne,ayaa ku dhintay,Shan kalena way ku dhaawacmeen weerar qarax ku billowday oo Rag hubeysan oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ay saaka aroortii ku qaadeen hotelka Qaahira ee Magaalada Beledweyne,Xarunta Gobolka Hiiraan.

    Wararka ka imaanaya Magaalada,ayaa sheegaya in ilaa iyo caawa rasaas goos goos ah laga maqlayay Hotelka gudihiisa, halkaas oo ay ku hareereysan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda,Ciidamada Jabuti ee qeyb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS iyo Ciidamo Itoobiyaan ah,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQMrcvZz6_iMoZp4JtGBT49nVlgZu9X0D4rJxjXpb1mlnCyfJlstkZ-jUBLz68KfiuLCmW6I9LClYWVrij8IHrga.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.