Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warbaahinta PL ma matalo Gudiga Xamar laga dhisay
    Somalia

    Warbaahinta PL ma matalo Gudiga Xamar laga dhisay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbaahinta Puntland qayb kama ahan Gudiga Xamar lagu dhisay mana matalo,sababtoo ah lagalama tashan.

    Sideedaba,waxaan lagu midaysnayn cidna gaar uma samaysan karto,hadiise ay ku tagrifasho,waxay noqonayaan waxaasi wax kooxdaas gaar uleedahay.

    Gudiga Xamar laga dhisay,waa NGO uu samaystay Wasiir Alcadaala oo lagu darsaday Laba Qof oo Magac uyaal ah.

    Gabadha Faadumo Taxadar,waa Dumaashida Wasiir Alcadaala,waana reer Muqdisho oo PL iyo Beesha ay matalayso wax saamayn ah kuma lahan.

    Kooshin,waa la oran karaa waa reer Gedo,balse ma ahayn Wariye Shaqaynayay waayihii udanbeeyay oo xog ogaal u ah baahiyaha Saxaafada iyo cabashooyinkooda.

    Mida kale oo la yaabka leh,waxay tahay Warbaahin Madax banaan oo Gudi loo dhisanayo?.

    Gudigan,waa Dastuuri lagu qaybiyo 4.5 lkn leh habraac loo maro oo la ilaaliyo,balse in Suuqa laga qorto Dadka ka mid noqonaya,waxay macno tiraysaa matalaadooda iyo Shaqadooda.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.