Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warbixin:-Ciidamada Puntland oo ku jira weli hawlgalka sifaynta argagixisada
    Somalia

    Warbixin:-Ciidamada Puntland oo ku jira weli hawlgalka sifaynta argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay ku dhaqaaqeen dhamaystirka hawlgalka sifaynta argagixisada.

    Bartilmaameedku,waa Saldhiga weyn ee Turmasaale,waxaana Cagta la marinayaa dhamaan Toga-jeceel oo ay ugu muhiimsan yihiin….

    1.Dayraan
    2.Wadsoor
    3.Jana-jiifta
    4.Dacar Adin Gure
    5.Ini Cidoode.
    6.Dul-dhaxaad.
    7.Daadi dhogore.
    8.Ceelka Miraale
    9.Dhaadaar
    10.Buq Caleed
    11.Xaysimo waa dhanka Bada.

    Toga-jeceel,waxay xoguhu sheegayaan in uu ku sugan yahay Cabdiqaadir Muumin,isla markaana uu yahay marinka kaliya ee ay wax usoo maraan,waxaana ku yaal Riig Biyo ah.

    Jana jiif korkeeda,waxaa ugu xiran Qori.

    Dacar Adin Gure,waa Talis,,waxaana yaala Raashin Aad ufara badan.

    Daadi Dhogore,sidoo kale,waa Talis heer dhexe ah oo ay ujoogaan Awrta,waxaana ku sugan xiligan 86-Awr.

    Waxay haystaan Sadex Gaari oo Qoryo saaran yihiin oo mid Xareedi yahay.

    Xaasaska iyo Caruurta waxay gaysteen Dhaadaar.

    Waxay wadaan marin habaabin ay Qayb ka mid ah usoo rareen Maleeshiyadooda dhanka Tasjiic si Talisyadooda waa weyn Culayska looga yareeyo oo ay usameeyaan Mashquulin.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.