Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wariye Coldoon oo Hargaysa loogu xiray la kulankisii Madaxweyne Farmaajo awgeed
    Somalia

    Wariye Coldoon oo Hargaysa loogu xiray la kulankisii Madaxweyne Farmaajo awgeed

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 15, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Hargeysa waxaa lagu xiray wariye Coldoon oo maalmahan joogay Magaalada muqdisho,isagoona qayb ka ahaa Taageerayaasha Madaxweynaha sida lama filaanka ah lagu doortay ee Farmaajo.waxuuna si gaar ah ula kulmay Madaxweyne farmaajo oo waliba ka sameeyay muuqaalo uu ku muujinayo taageerada uu u hayo.
     
    Coldoon ayaa la xiray kadib markii Diyaarad uu ka raacay magaalada Muqdisho ay ka degtay magaalada Hargeysa, waxaana Wariyaha xiray garoonkana ka kaxeestay ciidamo katirsan maamulka Somaliland oo horey ula sii socday imaanshihiisa.
     
    Wali si rasmi ah looma oga sababta loo xiray Wariye Coldoon,balse waxaa Somaliland Danbi ka ah la kulanka madaxda Dawlada Fadaraalka iyo waliba ka qaybqaadashada siyaasada Xamar.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.