Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warkii ugu danbeeyay Ee Hoobiyayaal ay soo tuureen Ciidamada SNM..
    Somalia

    Warkii ugu danbeeyay Ee Hoobiyayaal ay soo tuureen Ciidamada SNM..

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoobiye soo daalay ayay kusoo tuureen Xero ay fadhiyaan qayb ka mid ah Ciidamada Beesha Cismaan Maxamuud.

    6-Nin,ayuu Hoobiyahaas dhaawacay,waase mid fudud Dhaawacoodu oo Afar ka mid ah durba waa kasoo baxeen isbitaalka.

    Ciidamada SNM-tu waxay isku qaybiyeen Laba Madax oo Gooja-cadde ah.

    Tiknikada,ayaa ku badan,waxaana ku yar Ciidamada Lugta kuwa SNM.

    Ciidamada difaaca Sool si weyn ayay udiyaar garoobeen,waxayna ku durkeen fadhiga kuwa SNM-ta.

    Dagaalku saacadan iyo waxii ka danbeeya waa la filan karaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.