Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasaarada Duulista Hawada PL iyo Wasaarada Gaadiidka Itoobiya oo kulan wada yeeshay
    Somalia

    Wasaarada Duulista Hawada PL iyo Wasaarada Gaadiidka Itoobiya oo kulan wada yeeshay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ADIS ABABA: 5-APRIL 2024: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada DPL Cabdillaahi Bile Nuur oo weheliya Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maax Gaboobe iyo Agaasimaha Waaxda Duulista Kabtan Maxamuud Xaaji Warsame ”Mooto” oo hawlo shaqo ku tagey Dalka Itoobiya,ayaa kulan kula qaatey masuuliyinta ay ka mid yihiin Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gadiidka Itoobiya Dhenge Boru, Mareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Hawada ee dalkaas Mr Getachew Mengistie iyo Madaxda ugu sareeya Shirkadda Itoobiyaan Airlines Mesfin Tasew Bekele.

    Kulamadan ay Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada DPL la qaateen Madaxda Dalka Itoobiya,ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya Puntland iyo Ethiopia, Kor u qaadida Duulimadyada Diyaarada Itoobiyan Airlines ay ku timaado Deegaanada Puntland oo lagu soo kordhinayo Diyaaradaha xamuulka qaada ”Cargo Fly” iyo sidii loo siin-lahaa Shaqaalaha Wasaaradda Duulista DPL tababaro iyo deeq Waxbarasho ”Scholarship”.

    Shirka,ayaa kusoo dhammaaday isfahan iyo sidii Madaxda Ethiopia iyo Puntland ay iskaaga kaashan lahayeen Arrimaha kor ku xusan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.