Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasaarada Waxbarashada Puntland oo la dhaliilay
    Somalia

    Wasaarada Waxbarashada Puntland oo la dhaliilay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 15, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nasiib darrada waxbarashada Puntland!

    Puntland 26 sano ka dib in waxsoosaarka waxbarashada uu sidaa noqdo waa ayaan darro wayn.

    Waxaa muuqata in “Priority Objectives”-ka Wasaaradda Waxbarashada uusan qayb ka ahayn “Quality”-ga waxbarashada. Waxay xoogga saarayaan waxyaalo u muuqan kara “Political Point Scoring”. In la qaado imtixaan “Centeralized” ah wax cilmi iyo caqli ah kuma jiraan haddiiba natiijada waxsoosaarku sidaa tahay!.

    Maadooyinka loo yaqaan STEM subjects dugsi sare iyo kuwa dhexeba celceliskooda wuxuu ahaa ~ 40% ama ka hooseeyaa oo macnaheedu yahay 50% ardada waa ka hooseeyaan 40% marks. Qaabka “Reporting”-ka ma saxna oo celcelis keliya in aad sheegtid macno ma leh haddii aadan ku darayn “Spread of the data” … in la raaciyo “Standard Deviation” oo muujinaya sida “Marks” ugu urursan yihiin “Mean”-ka ama sida “Data Variation” ku yahay oo macno badan xambaarsan.

    Ardada noocaas ah marka ay u gudbaan marxaladda jaamacadda, maxaa laga filan karaa in ay keeni karaan?. Waa jiil dhan oo la lugooyey.

    Eedaas dabcan cid gaar ah ma leh oo qof kasta oo wax garad ah qayb buu ku leeyahay … waxaase eedda xooggeeda leh “والذي تولّى كبره” cidda mas’uuliyadda shafka u garaacatay.

    Haddii aan qaylo dhaan la samayn deg deg ah, waa loo aayi doonaa.

    Rabbi talo ku filan.
    Dr Mohamud A Mohamoud.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.