Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasaaradaha kala duwan Ee Puntland oo ka Shaqo bilaabay Dekeda Garacad
    Somalia

    Wasaaradaha kala duwan Ee Puntland oo ka Shaqo bilaabay Dekeda Garacad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GARACAD- Agaasimaha waaxda Furdooyinka Puntland Mudane Eng Mahdi Faarax Qambi oo uu weheliyo Madaxa xafiiska siyaasadda cashuuraha mudane Bashir Cumar oo ku sugan Dekeda Garacad ayaa wada dardargalinta iyo isku duba ridka cashuurista badeecadaha soo gaaraya Dekada iyo kuwa ka dhoofaya.

    Agaasimaha ayaa tababar u qabatay shaqaalaha cusub Wasaaradda ee ku sugan Dekeda Garacad si ay ugu fududeeyaan ganacsatada cashuurista badeecadahooda.

    Dekeda Garacad oo ay ku xiran yihiin Maraakiib iyo doonyo wada badeecado kala duwan ayaa Wasaaradda Maaliyaddu wadaa sidii ganacsatada Soomaaliyeed loo siin lahaa adeeg bixin wanaagsan loona soo dhowayn lahaa.

    Baahintii

    Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.