Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasaaradaha Waxbarashada PL iyo Fadaraalka oo Madaxa iskula jira
    Somalia

    Wasaaradaha Waxbarashada PL iyo Fadaraalka oo Madaxa iskula jira

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaarada Waxbarashada Puntland waxay sheegtay dooda dhextaal Wasaarada Waxbarashada Fadaraalka in aysan ahayn sida Wasiir Faarax udhigayo.

    Faarax,waxuu si cad utaagan yahay waa in wax loo qaybsadaa Somaliya iyo Somaliland.

    Sidoo kale Somaliya oo uu udhigayo Dhulkii Talyaanigu gumaysan jiray oo PL ku jirto in Xamar la hoos keeno,ayuu qabaa.

    PL waxay taagan tahay Dalku waa Fadaraal inta la dhamaystirayo Dastuurka oo la midaynayo arimaha Asaasiga ah,wax qaybsigu,waxuu sii ahaanayaa Sadex meeloodkii PL.SL iyo Bartamaha iyo Koonfurta.

    Faarax oo raba in uu fashiliyo waxqaybsigaas iyo dooda PL,ayaa BC ku saaraya cadaadis ah in PL la hooskeeno Mashaariicdeeda Waxbarasho Xamar,isagoo Shirkii Paris ka hor jeediyay hadalkaas.

    Hadafkiisa ugu weyn waa in PL hoos loo dhigo oo laga mid dhigo Maamulada aysan ka jirin hanaan Waxbarasho oo xataa 1000 Macallin aysan ka hawlgelin.

    Puntland,waxaa ka hawlgala 10.000 oo Macallin,waxayna Wasaarada Waxbarashada PL bixisaa Mushahaarkooda,iyadoo kaashanaysa Deeq bixiyayaasha 2117-Macallin.

    Doodan,waxaa qaba Wasaarada Waxbarashada Puntland.

    La soco qaybaha xiga….

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.