Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiir Arimo Dibadeedka cusub Ee SL oo duray MOU-ga
    Somalia

    Wasiir Arimo Dibadeedka cusub Ee SL oo duray MOU-ga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    SL,waxay heshay Wasiir Arimo Dibadeed oo Maskax Degan oo Caafimaad qabta wata sida ka muuqata Waraysigan.

    MOU-gu,wuxuu ubaahan yahay dib u eegis oo waxaa ku jira Qodobo khataro badan leh.

    Caqliga ka muuqda Wasiirka ee ah…

    “Ictiraaf meel walba ugelimayno oo Sun ucabimayno” waa Cajiib.

    SL Masuuliyiinteeda,waxaa qabata in ay ka fiirsadaan waxa dantu ugu jirto oo ay Deegaankooda iyo Dadkooda udamqadaan.

    Xamar kuwa jooga kaliya Dulaal ayay raadinayaan ee Dan Umadeed mahayaan,sida xaqiiiqowday.

    Madaxda SL,iyagaa ka masuulsan kuwa Xamar uguna lexjeclo badan Deegaankooda gaar ahaaneed.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/Ty8PMwvdCaOW2Wjt.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.