Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiir Cawad oo beeniyay Shirka Farmaajo iyo Uhuru ee Addis Ababa (DHAGEYSO)
    Somalia

    Wasiir Cawad oo beeniyay Shirka Farmaajo iyo Uhuru ee Addis Ababa (DHAGEYSO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 11, 2019Updated:July 11, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay hadal heynta warbaahinta saddexda dal ee Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya ee ku saabsan kulanka labada Madaxweyne.

    Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in aysan jirin kulan u qorsheysan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya oo ka dhacaya Magaalada Adis ababa sida ay baahisay Warbaahinta.

    Axmed ayaa sheegay in wasaaraddiisu qaabilsantahay arrimaha dibadda wararkaasna ay yihiin kuwo laga been abuurtay, waxaana uu intaas ku daray in uusan u jawaabi karin dad isaga ka xog ogaalsan, xilli uu wareysi siinayay BBC-da.

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Axmed Ciise Cawad.

    Warbaahinta Soomaalida,tan Kenya iyo midda Itoobiya ayaa baahiyay in Raโ€™isalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed uu 13ka Bishan Adis ababa ku ballamiyay labada Madaxweyne ee Kenya iyo Soomaaliya.

    Dowladda Kenya ayaa dhinaceeda sheegtay in warkaas haddii uu dhinaca Soomaaliya sax ka yahay ay soo dhaweyneyso muddo dheerna raadineysay goโ€™aanka noocaas ah ee ku saabsan in Doodda Maxkamadda ICJ lagu dhameeyo meel aan maxkamaddaas ahayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.