Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiir Goodax “Dhagxaanta lagu gooyay waddooyinka Amnigeena ayuu sugayaa”
    Somalia

    Wasiir Goodax “Dhagxaanta lagu gooyay waddooyinka Amnigeena ayuu sugayaa”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 13, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa difaacay dhagxaanta lagu gooyay waddooyinka jidcadayaasha ah ee halbowlaha u ah isu socodka xaafadaha Muqdisho.

    C/llaahi Goodax Barre ayaa tusaale u soo qaatay dalka Algeria oo horay dhibaato ugu dhacday in darbi lagu wareejiyay, isagoo xusay in dhagaxu uu yahay mid amniga lagu sugayo, isla markaana uu badbaadinayo nolosha dadka Soomaaliyeed.

    โ€œAlgeria baladkan dhan darbi ayaa lagu wareejiyay, markii ay dhiida noqotay, hada marka dhibaato dhacyo oo waagii baryo ay dad intaas ah dhimaneyso ma dhowraneyno, jid cadayaasha soo gala jidadka waa weyn dhagxa ayaa lagu gooyay, si hal meel baladka looga soo galo, waa wax Kumeel gaar ahโ€ayuu yiri C/llaahi Goodax Barre oo ka qeyb galayay dood ka baxday Telefishinka Universal.

    Waxaa uu sheegay gudaha magaalada ay Ciidamada ka wadaan howlgallo lagu sugayo amniga, waxaana uu intaa ku daray inuu socdo qorshe.

    โ€œDhagaxu macno ayuu leeyahay, yaan la kahsan, halala shaqeeyo Ciidamada, meesha dhagaxa ka dabcdo kuwa kale dhiga, si dariiqa u saxmo, yaan afka la idin gelin dhagaxa xun ee ay leeyihiin nimanka mucaaradka ah, dhagaxa ma xuma Amniga ayuu sugaa nolosheena iyo dad Soomaaliyeed ayay badbaadineysaaโ€ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada.

    Wasiir Goodax ayaa ka mid ah Xildhibaanada ugu afka dheer oo si adag u difaaca Xukuumadda, waxaana mararka qaar uu aad uga hadlaa arrimaha amniga oo aanay Wasaaraddiisa u xilsaarneyn, isagoo lahjado adag u adeegsada Xildhibaanada Mucaaradka ee Xukuumadda ku kacsan, waxaana todobaadkii hore uu Xildhibaan ku tilmaamay inuu yahay Shabaab.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.