Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Wasiirada Howlaha Guud ee DF iyo D/gobaleedyada oo booqday Buundada Midigar
    Somalia

    VIDEO: Wasiirada Howlaha Guud ee DF iyo D/gobaleedyada oo booqday Buundada Midigar

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 18, 2019Updated:June 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Aadan Hoosow, iyo Wasiirada Howlaha Guud ee Dowlad Gobaleedyada oo ku sugan Puntland ayaa maanta Kormeer Booqasho ku tagay Buundada Midigar ee Gobalka Nugaal.

    Waftigan Wasiirada Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gobaleed ee booqday Booqday Buundada Midigar, ayaa waxaa Horkacayay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Guryeynta Dowladda Puntland Mudane. Axmed Bashiir Muuse ( Cirro).

    Wasiirada Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo Magaalada ย Garoowe kaga qeyb galaya shirka kaabayaasha dhaqaalaha dalka ayaa la filayaa inay sidoo kale booqdaan goobo kale inta ay ku sugan yihiin Puntland.

    https://www.youtube.com/watch?v=jUG9JuudJU8&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.