Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Amniga Jubbaland oo gaaray Kismaayo (VIDEO)
    Somalia

    Wasiirka Amniga Jubbaland oo gaaray Kismaayo (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 31, 2020Updated:January 31, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka laga helayo magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii maanta uu halkaasi gaarey wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan), oo booliska Soomaaliya ay sheegeen in uu ka baxsadey halkii uu ku xirnaa.

    Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Cabdi Rashiid Janan iyo Xubno kale oo la sida ay doon sidey ka degtay Dekadda kismaayo,sida uu sheegay in Xildhibaan Xasan Cabdi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ay deegaan doorashaoodu tahay Jubbaland.

    https://youtu.be/8Ok8ZvuVGXQ

    Lama oga halka ay doonta sidey Cabdi Rashiid Janan ay ka qaadey,hayeeshee Mas’uuliyiin ka tirsan jubbaland ay sheegeen in uu ku sugan yahay Madaxtooyada Jubbaland,isla markaana Warbaahinta la hadli doono.

    31-kii Bishii Agoosto ee Sanadkii 2019 ayaa Dowladda Soomaaliya ay xirtey Cabdi Rashiid Janan xilli uu ka dhoofayey Garoonka diyaaradaha Mudisho,hayeeshee 28-kii Bishaan ay Booliska Soomaliyeed ay sheegeen in uu ka baxsadey halkii uu ku xirnaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.