Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Arimaha dibada D.Fadaraalka oo loo diiday Puntland
    Somalia

    Wasiirka Arimaha dibada D.Fadaraalka oo loo diiday Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 6, 2019Updated:January 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa Sheegaya in Wasiiro iyo Xubno kale oo kamid ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kusoo Wajahanaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland ay ku Xaniban yihiin Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.


    Xukuumadda Puntland ayaa ku Amartay Xubnahan in aysan kasoo bixin Magaalada Muqdisho, Iyadoona ku War-gelisay in aan Diyaaradoodu kasoo degi doonin Garoonka Diyaaradaha Garoowe.


    Masโ€™uuliyiinta dowladda Federaalka ee loo diiday Garowe ayaa waxaa ku jira Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad, Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamuud Xayir iyo Masโ€™uuliyiin kale oo ka soo jeeda Puntland.


    Wararka ayaa Sheegaya inay Fashilmeen Dadaalo ay wadeen Guddi Isimo ah oo Kulamo la qaatay Xubno ka tirsan Xukuumadda Puntland, kuwaas oo la doonayay in Dowladda Puntland ku ogalaato Imaanshaha Xubnahan.


    Dowlada Puntland,ayaa horay usoo saartay go’aan mamnuucid ah oo ku aadan masuuliyiinta,shaqaalaha iyo Ciidamada Dowlada Fadaraalka in aysan imaan karin Puntland xiliga doorashada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.