Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Caafimaadka Fadaraalka Oo gaaray Godey
    Somalia

    Wasiirka Caafimaadka Fadaraalka Oo gaaray Godey

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa goor dhow Soo gaaray Magaalada Goday wafdi uu horkacayo wasiirka Caafimaadka Ethopia Dr Amiir Aman iyo ku xigeenkiisa kuwaas oo si habsami leh halkaa loogu soo dhawayay.

    Wafdigaan ayaa ka koobnaa Wasiirka Caafimaadka Ethopia iyo Ku xigeenkiisa Wasiirka Xafiiska Caafimaadka DDS wasiir ku xigeenka Madaxtooyada DDS iyo xubna kale.

    Wasiirka Caafimaadka DDS Dr Yuusuf Maxamed oo Warbaahinta kula hadlay qolka nasashada ee Garoonka Diyaaradaha ayaa sheegay in socdaalkooda la xariiro u kuurgalida xaaladaha Caafimaad ee Gobalka .

    Waxaan wafdigaan uu booqasho ku tagay Isbitaalka Magaalada Goday halkaa uu warbixin kaga dhagaystay howlwadeenada. waxaan sidoo kale lagu wadaa in uu booqasho ku tagi doono degmada Qalafe ee Gobalka Shabelle halkaa oo mudada uu joogo u kuur gali doono baahiyaha Caafimaad ee ka jira

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.