Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray Degmada Awdheegle+Sawirro
    Somalia

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray Degmada Awdheegle+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed( Amar-dambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyey.

    Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka heer federaal, taliye xigeenka ciidanka xooga dalka iyo wasiirka wasaarada gaadhaandhiga xukuumada Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose.

    “Waxaan maanta safar shaqo ku tagnay Degmada Awdheegle oo ka soo ka baneysa dib-u-dhicii Shabaab ay u gesteen,dadka deegaanka iyo ciidamada xooga dalka ayaa si wadajir ah ugu shaqeya Amaanka,Dhamaan waxaan ka hirgelin doonaa mashaariic hormarineed ayuu yiri” Guddoomiye Najax.

    Muhiimada booqashada ay wafdigaasi ku tageen Awdheegle ayaa ah in dib u dhis lagu sameeyo xarumo caafimaad, xeryo ciidan oo waaweyn, xarumo waxbrasho iyo saldhiga taliska Booliska Soomaaliyeed.

    Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay kamid tahay degmooyinkii ugu dambeeyey ee Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay kala wareegeen Al-Shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.