Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»WASIIRKA OO FURAY SHIRKA DIB U EEGISTA QORSHAHA HAWLGALKA HAY’ADDA UNICEF
    Somalia

    WASIIRKA OO FURAY SHIRKA DIB U EEGISTA QORSHAHA HAWLGALKA HAY’ADDA UNICEF

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 5, 2023Updated:July 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe:- 05- Jul-2023: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Mudane Maxamed Siciid Faroole ayaa maanta furay shirka dib u eegista qorshaha hawlgalka hay’adda UNICEF ee Puntland labada sano iyo barkii tagay iyo qorshaha labada sano iyo barka soo foodleh.

    Shirkaan waxaa lagu gorfeynayaa hab-qorsheedka hawlgaleed ee hay’adda iyo sida ay u maareyn-doonto hawlaha shaqo ee ay ka fuliso gobolada iyo deegaanada Puntland, waxaana sidoo kale lagu soo bandhigay talooyin ku aaddan arrimaha hortebinta leh, kuwaas oo ay soo jeediyeen hay’adda dowladda ee wada-shaqeynta laleh UNICEF.

    Shirka waxaa ka qayb galay madax katirsan dawladda Puntland, madaxda hay’adda iyo marti sharaf kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.