Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»WASIIRKA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL OO MARKII UGU HORAYSAY GABDHO U MAGACAABAY XOGHAYEYAAL DEGMO.
    Somalia

    WASIIRKA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL OO MARKII UGU HORAYSAY GABDHO U MAGACAABAY XOGHAYEYAAL DEGMO.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe, December 02, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa magacaabay Xoghayeyaasha Degmooyinka hoos ku xusan:-

    1. Waxaa Xoghayaha Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug loo magacaabay Marwo Ayaan Cismaan Jaamac.

    2. Waxaa Xoghayaha Degmada Caluula ee Gobolka Raas-casayr loo magacaabay Marwo Saabiriin Cali Jaamac.

    3. Waxaa Xoghayaha Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari loo magacaabay Marwo Fowsiyo Jaamac Ciise.

    Sida darteed, waxaa la farayaa maamulada Gobolada iyo Degmooyinka ay qusayso in la fuliyo dhaqan galinta magacaabidda xoghayeyaasha cusub ee loo soo magacaabay Degmooyin kor ku xusan.

    Fulin Wacan

    Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.