Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirkii Arimaha Dibada Itoobiya oo Xilkii Ka tagay.
    Somalia

    Wasiirkii Arimaha Dibada Itoobiya oo Xilkii Ka tagay.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 8, 2019Updated:March 9, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa xilkii wasiirka arimaha dibada ka tagay Dr. Workineh Gebeyow oo in muda ah xilkan soo hayay.

    Dr. Workineh oo kasoojeeda Qoomiyada Oromada islamarkaana ka mida Dadka ugu wakhtiga dheer dhanka siyaasada itoobiya,ayaa hada ka tagay xilkii uu hayay.

    Dhanka kale Dr. Workineh Gebeyow,ayaa loo magacaabay Kaaliyaha xoghayaha guud ee qaramada midoobay.

    Arintan ayaa imanaysa xili hal maalin ka hor uun uu soo baxay war sheegaya in Dr. Workineh Uu isu diyaarinayo qabashada xilka Raisul wasaaraha oo uu rabo inuu Abiy Ahmed Garbiyo.

    Wararka ayaa intaa ku daraya in talaabada hada ee xilka tagista Dr. Workineh Ay sii xoojinayso shakigii ahaa inuu jiro qorsha ay wataan waybo kamida Xisbiga OPDO oo larabo in lagu minja xaabiyo PM Abiy Ahmed.

    Warar kale oo aan helayno,ayaa tilmaamaya in Xog-hayaha guud ee qaramada midoobey uu Wasiirka arrimaha dibadda xiligan ee dalka Itoobiya Workneh Gebeyehu u magacaabay in uu noqdo masuulka ugu sarreeya xafiiska Qaramada midoobey ee magaalada Nairobi.

    Dowladda Somaliya,ayaa quudaraynaysay in xafiiskaas oo shaqada ugu weyn ee uu hayo ay ku taxaluqdo Soomaalida loo wareejiyo magaalada Muqdisho.

    Shaqada ninkan loo magacaabay waa arrin xiisad weyn abuurikarta, khatarteedana leh marka meelo badan laga eego, .Masuulkan waxaa magacaabay xog-haye Antonio Guterres wuxuuna qabandoonaa shaqo qaramada midoobey u wakiilatay, laakiin waxaa jira in โ€˜attitude-kaโ€™ ama waxa isaga iyo saaxiibkiis Abiy ay ka aaminsanyihiin Soomaalida aysan marnaba meesha ka maqnaan doonin ayna banaanka usoo bixidoonto inteeda qarsoon muddo aan fogeyn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.