Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirkii Wasaaarada Amniga Puntland oo xilkii laga qaaday
    Somalia

    Wasiirkii Wasaaarada Amniga Puntland oo xilkii laga qaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 17, 2023Updated:June 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa loo baahnaa xilka qaadista lagu sameeyay Wasiirkii Amniga.

    Wasaaradu waxay noqotay fadhiid fashilan oo ku ceebowday shaqadii Amniga.

    Xaruntii Ganacsiga PL ee Bosaso ayay argagixisadu ka adeeganaysaa oo Ganacsatadii ku khasbaysaa Lacag Baad ah in ay bixiyaan.

    Fashilka amni ee taagan in Dowladu uga falceliso xilka qaadis sare waa loo baahnaa,balse waa in aysan ku koobnaan Wasaarada ee la dul istaagaa Booliska iyo Sirdoonka.

    Dhaqaalaha ugu badan waxay Dowladu ku bixisaa Amniga hadana,waxaa ka jira fashil weyn oo la taaban karo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.