Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha XFS oo is-casilay, eedeeyna u jeediyay Kheyre (VIDEO)
    Somalia

    Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha XFS oo is-casilay, eedeeyna u jeediyay Kheyre (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 16, 2020Updated:January 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Faarax Wehliye, oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Dhuusa-mareeb ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaas, maadama uu yahay Musharax u taagan qabashada Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

    Mr. Wehliye ayaa u mahad-celiyay Madaxda dowladda Federaalka, isagoona sheegay in si wanaagsan ay u wada shaqeeyeen inta uu xilka hayay.

    Musharax Cabdullaahi Faarax, Wehliye,  Wasiiru-dowlihii hore ee Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa shalay eedeyn kulul u jeediyay Xukuumadda Federaalka ee uu ka tirsanaan jiray, waxaana uu sheegay inay af-duub ku heysato Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug, isagoona ka digay in Galmudug dib loogu celiyo meeshii ay horey u tiilay iyo kala qeybsanaanta ragaadisay.

    Doorashada Maamulka Galmudug ee lagu waddo inay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb dhowaan, ayaa u muuqata mid si adag loogu loolami doono, Xukuumadda Federaalka ayaana lagu dhaliilayaa inay af-duub ku heysato Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug, iyadoo doonaysa inay codka siiyaan musharaxa ay wadato.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.