Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo
    Puntland

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 26, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maalmaha soo socda,wuxuu isku qaadi doona JL si uu Indhaha uga jeediyo gudaha Xamar Dabka uga holcaya.

    Axmed Madoobe horay,waa udiiday in uu la kulmo,wuxuuna soo jeediyay in Shirka QM kadib ay kulmaan,waxaana aragtidaas la qaadatay Itoobiya oo Imaaraadka iyo Kenya fahansiisay doodiisa.

    Xasan,wuxuu xataa isku dayay in uu tago Kismaayo oo Axmed ka maqan yahay si uu uga qaato sawiro uu la aado kulankii QM,waxaase ka diiday Axmed Madoobe.

    Haatan Axmed Sabtida,ayuu Kismaayo kusoo aadan yahay,wuxuuna isku dayi doonaa in uu ka war wareego imaanshaha Xasan ee Kismaayo hadiise cadaadisku ku bato,waa aqbalayaa,wuxuuna hor dhigayaa…..

    1.In uu ku dhawaaqo aqoonsiga natiijadii doorashadii dib loogu doortay Axmed Madoobe.

    2.In uu fasaxo Lacagta Kabid ah ee Xamar ka taal JL.

    3.In uu raaligelin ka bixiyo oo si cad uqaato dagaalkii Raaskanbooni.

    Sadexdaas Qodob,waa uqalmaan in Xasan looga badasho igu sawirta uu doonayo,waana inta ay isla qaateen isbahaysigan xoogan ee PL,JL,Itoobiya,Kenya iyo Imaaraadka.

    Tagida Kismaayo ee Xasan?

    Imaaraadka,ayaa Xasan Laba Qodob,udiray,taas badalkeedana isaguna Sadex Qodob,ayuu ka codsaday oo kala ahaa…..

    B.In ay siiyaan Lacag oo $5-Milyan ayay ukeeneen.

    T.In ay PL & JL la heshiisiiyaan.

    X.In aysan Mucaaradka Muqdisho ku noolayn.

    Sidoo kale Kenya Wardoonkeeda,ayuu ka codsaday Xasan in ay cadaadis la saaraan Axmed.

    Utagidiisa Axmed Madoobe isabahaysigan,waa kawada socdaan oo macno weyn maleh kaliya,waxaa looga badashay Labadii Qodob ee kala ahaa….

    B.In uu ka qaybgalo xarigjarkii Biyo-xireenkii Itoobiya.

    T.In uu qayb ka qaato fashinta qaraarka Sudan wadato ee ka dhanka ah Imaaraadka.

    Isbahaysiga PL,JL,Itoobiya,Kenya iyo Imaaraadka ka kooban,waa fahansan yahay Xasan,waxayna kawada leeyihiin Hal qorshe oo ah in siyaasiyan la dilo,waase lasii isticmaalayaa maalmaha uharay ee uu haysto sharciyada lawada aqoonsan yahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.