Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waxgaradka Jubbaland oo eedeeyn kulul u jeediyay DF Soomaaliya
    Somalia

    Waxgaradka Jubbaland oo eedeeyn kulul u jeediyay DF Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxgaradka degaanada maamulka Jubbaland oo kulan ku yeeshay Magaalada Kismaayo ayaa si weyn uga soo horjeestay faragalin ay sheegeen in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ku heyso doorashadda Jubbaland.

    Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in dowladda dhexe ay caqabad ku noqoto horumarka iyo Nabadgaliyadda ka jira degaanada Jubbaland.

    Odayaasha ayaa ka mid ahaa  saxiixayaashii soo dhisay dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana ay xuseen in aysan aqbali doonin faragalinta ay dowladdu ku hayso doorashada dowlad goboleedka Jubbaland.

    Ugu dambeyntii Odayaasha waxa ay Caddeeyeen in ay  taageersanyihiin sida ay guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland wax u wadaan.

    Hadalka Odayaasha ayaa kusoo beegmaya xilli Musharaxiinta qaarkood ay eedeyn u jeediyeen Guddiga doorashooyinka Jubbaland islamarkaana ay ku eedeeyeen in ay Afduubteen doorashadda maamulka Jubbaland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.