Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Weerar Toorey loo adeegsaday oo ka dhacay Sydney Australia
    Somalia

    Weerar Toorey loo adeegsaday oo ka dhacay Sydney Australia

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2024Updated:April 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booliiska Australia,ayaa sheegay in ay toogteen Nin weerar Toorrey loo adeegsaday ku qaaday Lix Qof oo ku sugnaa suuq weyn oo ku yaalla magaalada Sydney.

    Ninka,ayaa Sabtida maanta ah lagu dilay xeebta Bondi, sida ay Boolisku sheegeen, iyadoo weerarkaasi uu sababay in boqolaal qof ay goobta ka cararaan.

    Ninka weerarka qaaday,ayaa waxaa toogtay Askari booliis ah kadib markii uu weeraray dad wax ka iibsanayay xarunta mashquulka badan ee Westfield Bondi, sida ay Booliisku ku sheegeen qoraal ay soo saareen.

    Shan ka mid ah Lixda qof ee la dilay,ayaa ahaa dumar, halka siddeed Qof oo uu ku jiro ilmo Sagaal Bilood jir ahna loo qaaday Isbitaalka iyaga oo qaba dhaawacyo ka soo gaaray weerarka Mindida ama Tooreyda loo adeegsaday, sida ay shir jaraa’id ka sheegtay Taliyaha Bilayska New South Wales Karen Webb.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.