Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay
    Somalia

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weli,waxaa sii socda weeraradii Cirka ee udhaxeeyay Iran iyo Israa’iil ee bilowday 13-kii Bishan,waxayna Wasaarada Caafimaadka Iran qirtay in ay kaga geeriyoodeen 430- Qof.

    Saakay Iran,waxay tiro Gantaalo ah ku weerartay Magaalooyinka Israa’iil ee Telaabiib iyo Xayfa.

    30- Qof,ayaa ku dhaawacmay weerarka Iran ku qaaday Magaalada Xayfa.

    Israa’iil dhankeeda,waxay weerartay mid ka mid ah Magaalooyinka lagu hormariyo Niyuukleerka Iran ee Isfahan,waxayna sheegeen Maamulka Magaaladaas in aysan jirin Liig Niyuukleer oo dhacay.

    Sidoo kale Magaalada ku taal Koonfurta Tehran ee Qum,waxay wax yeeleeyeen dhismayaal Gantaalada Israa’iil,iyadoo Laba Qof ay ku geeriyoodeen.

    Waxay kaloo Iran sheegtay in Magaalada Kharomabad weeraro ay qaaday Israa’iil 5 ka mid ah ilaalada Kacaanka ku dhinteen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.