Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wefti sare oo Maraykan ah oo soo gaaray Puntland
    Puntland

    Wefti sare oo Maraykan ah oo soo gaaray Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weftiga Puntland,waxaa hogaaminayay M.xigeenka Lugatoor,waxaana qayb ka ahaa madaxda siyaasada iyo Ciidamada PL.

    Dhanka siyaasada…

    B.W.Dowladaha Madaxtooyada.
    T.Ergayga xiriirka caalamiga ah.
    J.Baratakoolka Madaxtooyada.

    Dhanka Ciidamada PL?

    B.Talyaha Ciidamada Difaaca PL.
    T. Agaasimaha Ciidamada Bada.
    J.Saraakiil ka tirsan Taliska Daraawiishta.

    Weftiga Dowlada Maraykanka?

    Dhanka Ciidamada?

    B.Talyaha Africom.

    T.Talyaha Bariga Afrika.

    J.Talyaha Somaliya.

    X.Uqaybsanaha arimaha Milleteriga ee Safaarada Somalida Maraykanka.

    Kh.Laba Jeneral oo kale.

    Dhanka siyaasada?

    B.Safiir ku xigeenka Safaarada Somaliya.

    T. Uqaybsanaha siyaasada Safaarada Maraykanka ee Somaliya.

    X. Sarkaal ka socday Wasaarada Arimaha dibada Maraykanka.

    Weftiga Maraykanka,ayaa horay ula soo kulmay Rw iyo Talyaha Ciidamada Itoobiya.

    Sidoo kale,waxay lasoo kulmeen Mw iyo Talyaha Ciidamada SL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay kasoo baxay kulankii Dowladaha Puntland iyo Maraykanka?

    November 27, 2025

    Hawlgalkii Hillaac Ee Buuraha Calmiskaad oo gabagabo ku dhow

    November 27, 2025

    Maraykanka “Puntland way sifaysay Buuraha Calmiskaad”

    November 27, 2025
    Latest Posts

    Maxay kasoo baxay kulankii Dowladaha Puntland iyo Maraykanka?

    Wefti sare oo Maraykan ah oo soo gaaray Puntland

    Hawlgalkii Hillaac Ee Buuraha Calmiskaad oo gabagabo ku dhow

    Maraykanka “Puntland way sifaysay Buuraha Calmiskaad”

    Trump oo markale weeraray Somalida iyo Wadankoodaba

    Imaaraadka oo laba jibaaray taageerada uu siiyo Puntland

    Wefti sare oo Maraykan ah oo gaaray Somaliland

    Folkaano xoog badan oo ka qaraxday Deegaanka Canfarta Itoobiya

    Ciidamada Maraykanka oo hawlgallo ka fuliyay gudaha Puntland

    Madaxweyne xigeenka Galmudug iyo M.xigeenka Zambia oo kulmay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.