Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Weftigii Itoobiyaanka oo si Tahriib ah ku galay Hargaysa
    Somalia

    Weftigii Itoobiyaanka oo si Tahriib ah ku galay Hargaysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isalwasaare xigeenkii Itoobiya Demeke Mokenen ee ay ahayd in uu hogaamiyo weftiga Hargaysa imaan lahaa Maanta,wuxuu joogaa Switizerland oo uu kaga qaybgalaya Shirweynaha World Economic Forum.

    Xubnaha Hargaysa gaaray,waxay kusoo galeen si tahriib oo kale ah,mana lahayn maqaam Diblomaasiyadeed iyo soo dhaweyn maqaamkeedu sareeyo,waxaana xataa lagu dhici waayay in la shàaciyo muuqaalkooda.

    Kadib ku celintoodii Adis,waxay dib usoo raaceen Diyaaradii Rakaabka siday si la mid ah Dadka caadiga ah.

    Loolankii Maanta ee booqashada Hargaysa,waxaa ku adkaatay Dowlada Somaliya oo si cad umuujisay in SL ay tahay Maamul iyada hoos yimaada.

    Abiy iyo Dowladiisa hab dhaqankoodan foosha xun wax macna ah oo uu usoo kordhinayo majiraan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.