Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Weftigii Wasiirada Ee Puntland oo gaaray Jigjiga
    Somalia

    Weftigii Wasiirada Ee Puntland oo gaaray Jigjiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weftiga Puntland ee ku sugnaa Adis,ayaa ugudbay Caasimada Jigjiga ee Deegaanka Somalida Itoobiya.

    Jigjiga,waxay kula kulmayaan Maamulka Deegaanka oo ugu horeeyo Madaxweyne Mustafe,iyadoo lasii dhamaystirayo heshiiskii DFI iyo PL.

    Heshiiska amaan,Ganacsi iyo Maalgashi ee PL iyo Itoobiya,waxaa saxiixay dhamaan Wasaaradihii ku Shaqada lahaa ee Dowlada Fadaraalka Itoobiya ah….

    1.Wasaarada Arimaha dibada.
    2.Wasaarada Gaadiidka.
    3.Wasaarada Ganacsiga.
    4.Amniga.
    5.Kastamada.
    6.Aviation-ka.

    Si buuxda,ayuu heshiiskan uhirgalay oo fulintiisana loogu dhaqaaqay.

    Weftiga PL ee Jigjiga gaaray,waxaa la socda wefti kale oo Dowlada Fadaraalka Itoobiya ah,kaasoo xaqiijinaya hirgelinta heshiiska qaybta Deegaanka Somalida laga rabo.

    Heshiiska PL iyo Itoobiya,waa umuhiim horumarka Geeska Afrika.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.