Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xaafiiska RW Itoobiya oo beeniyay Warqad la sheegay in ay kasoo baxday
    Somalia

    Xaafiiska RW Itoobiya oo beeniyay Warqad la sheegay in ay kasoo baxday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Su’aasha iswaydiinta mudan,waxay tahay…

    “Warqad yar oo been abuur ah sababta Xaafiiska RW Itoobiya uga hadlay?!

    Dadku markii hore Warqada maba aaminin,balse ka hadalka Xaafiiska RW,ayaa tuhun dhaliyay macnana uyeelay Warqada.

    Waxaa jira warar soo baxaya oo sheegaya in Itoobiya hoos udhigtay Saxiixa rasmiga ah ee heshiiska ay lagali lahayd SL,kadib cadaadis uga yimid BC.

    Sidoo kale,waxaa jira war sheegaya in ay Turkiga ku kulmayaan Laba wefti oo ka kala socda Somaliya iyo Itoobiya oo heer Wasiir,iyadoo ugu danbayna Xasan iyo Abiy kulmi doonaan.

    Balse SL warkaas way beeninaysaa,waxayna ku doodaysaa in Bisha soo socota 1-deeda uu dhici doono saxiixa heshiiska si waadix ah.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.