Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkii Madasha Qaran Ee Xamar oo fashil kusoo dhamaaday
    Somalia

    Shirkii Madasha Qaran Ee Xamar oo fashil kusoo dhamaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 16, 2024Updated:October 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa natiijo la’aan kusoo dhamaaday Shirkii Golaha Wada tashiga Qaran.

    Fashilka Shirka,waxaa keenay damaca xuduud dhaafka ah ee Madaxweyne Xasan,iyadoo ay ku diideen Afartii Dowlad Goboleed marka PL oo horay uqaadacday Shirkan laga reebo.

    JL oo ka mid ahayd Afarta Dowlad Goboleed ee Xasan ay isla soo Shaqeeyeen Labadii Sano iyo Barkii lasoo dhaafay,ayaa maalmo ka hor iskaga baxday Shirka..

    Horay,waxaa uqaadacay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Puntland oo ah Maamul muhiim ah oo wax ka dhisay Dowlada Fadaraalka,isla markaana Saldhig u ah Nidaamka Fadaraalka.

    Waa rajo xumo,niyad jab iyo hubanti la’aan mustaqbal oo Shacabka Somaliyed soo wajahay.

    Lama sadaalin karo,xaalka Wadanku halka uu ku danbayn doono.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.